Ra’isul Wasaare Hambalyo u diray Wiil Xaflada dhalashadiisa lasoo xaadiri waayay

Wiil 11-sabo jir ah  oo u dhashay dalka Canada ayaa niyad jab xoogan dareemay kadib markii xaflada dhalashadiisa ay soo xaadiri waayeen asxaabtiisa, waxa ayna taasi keentay in aabihiis sheekadan soo dhigo baraha bulshada. Jason Foster oo ah Aabaha dhalay wiilka xaflada dhalashadiisa lasoo xadiri waayay ayaa barta Twitterka ku leeyahay dhigay sawirka wiilkiisa oo … Continue reading Ra’isul Wasaare Hambalyo u diray Wiil Xaflada dhalashadiisa lasoo xaadiri waayay